Ciidamada Israel oo saacado yar gudahood ku dhowaad 100 qof ku xasuuqay Gaza

Laba iyo sagaashan qof ayaa lagu dilay magaalada Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, taasoo ka dhigaysa dhimashada tan iyo 7-dii October 31,645 Falastiiniyiin ah, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza. 130 qof ayaa ku dhaawacmay 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida Wasaaraddu xustay, taasoo tirada dhaawaca ka dhigaysa 73,676. Qaar badan … Continue reading Ciidamada Israel oo saacado yar gudahood ku dhowaad 100 qof ku xasuuqay Gaza